Kamaal_Mohamud

Kamaal_Mohamud

@KamaalMohamud3

Followers10
Following145

| studied Politics | , |Administration | and Management | PA , #Favorite __ ; I like #Travel & #Tourism.

Somalia
Joined on December 17, 2019
@KamaalMohamud3 Statistics

We looked inside some of the tweets by @KamaalMohamud3 and found useful information for you.

Inside 100 Tweets

Time between tweets:
20 days
Average replies
0
Average retweets
0
Average likes
1
Tweets with photos
92 / 100
Tweets with videos
0 / 100
Tweets with links
0 / 100
Fun Fact

32% of all Internet users are using Twitter.

Faadumo Abuu-Shanab waxay kamid tahay la taliye yaasha madaxwaynaha Turkiga. Hooyadeed Marwa Qawaaqji oo hadda dalka Malaysiya safiir ka ah 23 sano ka hor ayaa Xijaab dartii looga cayriyay barlamaanka Turkiga. 
Maxay Tahay baad umalayn Fariinta uu dirayo M.erdogan https://t.co/AMpQnDNBOH

Faadumo Abuu-Shanab waxay kamid tahay la taliye yaasha madaxwaynaha Turkiga. Hooyadeed Marwa Qawaaqji oo hadda dalka Malaysiya safiir ka ah 23 sano ka hor ayaa Xijaab dartii looga cayriyay barlamaanka Turkiga. Maxay Tahay baad umalayn Fariinta uu dirayo M.erdogan https://t.co/AMpQnDNBOH

TAARIIKH: Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Axmed Karaash ayaa hadda magaalada Qardho ka daahfuray Diwaangelinta, Doorasho qof iyo cod oo si hordhac ah uga dhacaysa sannadkan degmooyinka Qardho oo Karkaar ah, Eyl-Nugaal iyo Ufeyn, Bari.
Puntland Socotayoo dhaqaaqday πŸ– https://t.co/Afyzpoa9Dg
2

TAARIIKH: Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Axmed Karaash ayaa hadda magaalada Qardho ka daahfuray Diwaangelinta, Doorasho qof iyo cod oo si hordhac ah uga dhacaysa sannadkan degmooyinka Qardho oo Karkaar ah, Eyl-Nugaal iyo Ufeyn, Bari. Puntland Socotayoo dhaqaaqday πŸ– https://t.co/Afyzpoa9Dg

CIID MUBARIK _  πŸŒŸπŸŒ™

Waxaan farxada iyo ciida la qaybsanayaa dhamaan umada islaamka , khaasatan umada somaliyeed oon lee yahay ciid wangsan dhamaantiin

ilaahay ciidkan kiisa kale ha inagu gaarsiyo bash-bash iyo barwaaqo

Eid - Mubarik https://t.co/3Jfnwzgo6F

CIID MUBARIK _ πŸŒŸπŸŒ™ Waxaan farxada iyo ciida la qaybsanayaa dhamaan umada islaamka , khaasatan umada somaliyeed oon lee yahay ciid wangsan dhamaantiin ilaahay ciidkan kiisa kale ha inagu gaarsiyo bash-bash iyo barwaaqo Eid - Mubarik https://t.co/3Jfnwzgo6F

Caasimadii Bilnayd Ee Boqraneyd Barakee Allow , πŸ™Aamiin, β™₯️ #Garowe__PL πŸ‘‘ https://t.co/4DJXhPhBbd
3

Caasimadii Bilnayd Ee Boqraneyd Barakee Allow , πŸ™Aamiin, β™₯️ #Garowe__PL πŸ‘‘ https://t.co/4DJXhPhBbd

#Asc`` dhamaan umada #somaliyeed Ee Dunida daafaheeda ku kala nool, Salaan ka dib waxaan Jeclaystay inaan idinla wadaago Farxada bisha baraykaysan Ee #Ramadaan πŸŒ™ Taaso Rabi iinoo suurta galiyey inagoo #Caafimaad qabna ,  sidoo kle #Nabad Qabna ( Alx )

#RAMADAAN #KARIIIM πŸŒŸπŸŒ™ https://t.co/bbgxmrOzBO

#Asc`` dhamaan umada #somaliyeed Ee Dunida daafaheeda ku kala nool, Salaan ka dib waxaan Jeclaystay inaan idinla wadaago Farxada bisha baraykaysan Ee #Ramadaan πŸŒ™ Taaso Rabi iinoo suurta galiyey inagoo #Caafimaad qabna , sidoo kle #Nabad Qabna ( Alx ) #RAMADAAN #KARIIIM πŸŒŸπŸŒ™ https://t.co/bbgxmrOzBO

Ψ§Ω†Ψ§ Ω„Ω„Ω‡ وΨ₯Ω†Ψ§ Ψ₯Ω„ΩŠΩ‡ Ψ±Ψ§Ψ¬ΨΉΩˆΩ† πŸ˜₯

Alle hawnaxariisto waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay #Friday/12/#March2021 Waxaa Magaala Madaxada Dalka Ee Mogdisho Lagu aasay AUN Madaxwaynihii Hore Ee Somalia #Cali_Mahdi__Maxamed.
ilahay waxan uga baryi inuu qabriga u waasiciyo ,Janadiina GeeyoπŸ™ https://t.co/8VNtrwRUX9
2

Ψ§Ω†Ψ§ Ω„Ω„Ω‡ وΨ₯Ω†Ψ§ Ψ₯Ω„ΩŠΩ‡ Ψ±Ψ§Ψ¬ΨΉΩˆΩ† πŸ˜₯ Alle hawnaxariisto waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay #Friday/12/#March2021 Waxaa Magaala Madaxada Dalka Ee Mogdisho Lagu aasay AUN Madaxwaynihii Hore Ee Somalia #Cali_Mahdi__Maxamed. ilahay waxan uga baryi inuu qabriga u waasiciyo ,Janadiina GeeyoπŸ™ https://t.co/8VNtrwRUX9

Inaalilaahi waa inaa ilayhi raajicuun ,, 
Waa geeri xanuun badan πŸ˜₯πŸ˜₯, Waxaa galabta Duleedka Magalada Baran ku geeriyooday Xildhibaan Cali Axmed salaad ( Dhahar ) oo shil baabuur ku galay, kana mid ahaa Golaha wakiilada PL. ilaahay Hawnaxaristo , Qabrigana hawaasiciyo πŸ™ Aamin https://t.co/rJqer4PRTl

Inaalilaahi waa inaa ilayhi raajicuun ,, Waa geeri xanuun badan πŸ˜₯πŸ˜₯, Waxaa galabta Duleedka Magalada Baran ku geeriyooday Xildhibaan Cali Axmed salaad ( Dhahar ) oo shil baabuur ku galay, kana mid ahaa Golaha wakiilada PL. ilaahay Hawnaxaristo , Qabrigana hawaasiciyo πŸ™ Aamin https://t.co/rJqer4PRTl

I extend my condolences to all the Somali people who lost their lives tonight in the attack at hotel afrik in Mogadishu , Somlia  I pray to God to heal the wounded and to have mercy on those who died.πŸ˜₯ https://t.co/MiiH1qa6pa

I extend my condolences to all the Somali people who lost their lives tonight in the attack at hotel afrik in Mogadishu , Somlia I pray to God to heal the wounded and to have mercy on those who died.πŸ˜₯ https://t.co/MiiH1qa6pa

Alle Hawnaxariisto Janadii Fardowsana Hageeyo , Gen. #Khaliif__Ciise__Mudan Oo Maanta ku geeriyooday Dalka Turkey.
Waxan Tacsi u dirayaa Qoyskii iyo Eheladii marxuunka uu ka geeriyooday iyo dhamaan Reer #Puntland  iyo #Somalia  Ween oo Dhan. https://t.co/0hYCPYZwF2

Alle Hawnaxariisto Janadii Fardowsana Hageeyo , Gen. #Khaliif__Ciise__Mudan Oo Maanta ku geeriyooday Dalka Turkey. Waxan Tacsi u dirayaa Qoyskii iyo Eheladii marxuunka uu ka geeriyooday iyo dhamaan Reer #Puntland iyo #Somalia Ween oo Dhan. https://t.co/0hYCPYZwF2

Next Page